DEG DEG+DAAWO: Dhoobo-Daareed oo la ceyriyey, Yaa kuxiga? Yaase ka faa’iidi Doona?

Baarlamaanka Puntland ayaa codka kalsoonida u qaaday Afhayeenkii baarlamaanka Puntland CabdiXakiim Dhooba-Daareed oo khilaaf kala dhaxeeyey Madaxweynaha maamulkaas Siciid Deni, waxaana ugu dambeyn looga guuleystay 49 cod, isagoo ka maqan hoolka baarlamaanka.

Dhooba-Daareed ka hor inta aan xilka lagu qaadin waxaa lagu qaaday weerar xarunta baarlamaanka oo laga qabsaday.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here