DHAGAYSO:Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Puntland oo u Hanjabey Ex Gudoomiye Dhoobo Inuusan Sheegan Karin Gudoomiyaha.

Mar uu ka hadlayey arimaha Dhoobo Daareed gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland ayuu sheegay in uusan ahayn gudoomiyaha Baarlamaanka Mr. Dhoobo lagana qaaday xasaanadii uu ka hayey Baarlamaanka dhexdiisa haatana yahay xildhibaan kamid ah Baarlamaanka, hasa yeeshee haduu uu wax tabanayo uu soo hor fadhiisto gollaha oo uu ka sheego waxyaabaha uu tabanayo.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here