DHAGAYSO:Xagee Ayey Maraysa Daynta Soomaaliya Laga Cafinayo?

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa maanta ka hadlay wararkii ugu dambeeyey ee ku saabsan tallaabooyinka ay dawladda Soomaaliya ku hanan karto in laga khafiifiyo daymaha lagu leeyahay.

Halkani Ka Dhagayso

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*