DIGNIIN:- Dowladda Somalia oo sheegtay in dhawaan ay curan doonaan Roobab buuxiya Wabiyada oo fartahaad horseedi kara.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin hor leh ka soo saartay Fatahaad ay sameeyaan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle.

Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musoobooyinka ayaa lagu sheegay in Roob la saadaalinayo uu sababi karo fatahaado ay sameeyaan labada Wabi.

Magaalooyinka Baardheere, iyo Dooloow, Jowhar iyo Beledweyn ayaa digniintan ku xusan,waxaa kale oo ku jira Gobollada Baay iyo Bakool.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*