Dowladda Faderalka oo qaaday talaabo aysan horay uqaadin dowladihii hore “Fasaxa Sabtiga muxuu daaran yahay?”.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowladda maalinta sabtiga ah  soo socota.

Ujeedada Fasaxa Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay xuska dhalashada Nabiga NNKH oo ku beegan 12ka Bisha Mowliid.

War-saxaafadeed ka so baxay Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha dowladda.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*