Sunday, July 12, 2020

Monthly Archives: November 2019

DHAGAYSO DEG DEG:Beesha Caalamka oo Dignin Adag Ujeediyey Puntland Iyo Jubbaland Inay Faderalka La...

0
Beesha Caalamka ayaa maanta war ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan yihiin go’aankii uu Golaha Guurtida ee Somaliland 24-kii bishan muddo laba...

DAAWO VIDEO: Badanaa Sadex Nin oo Cadaalad Darada Aduunka Ugu Xumayd Lakulmay 36 Sano

0
Saddex nin oo reer Baltimore ah oo 36 sano xabsi ku jiray ayaa la sii daayay Isniintii kadib markii masuuliyiintu sheegeen in si been...

DAAWO VIEO:Faysal Cali Waraabe iyo Ahmed Madoobe oo Nairobi Heshiis Ku Gaadhey.

0
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Nairobi kulan xasaasi ah oo gaar ah kula yeeshay guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka...

Daawo Muuqaal: Cajiib Soodhaweynta Hodan Cabdiraxman Hargeysa Cadowgeeda Niyad Jab ku Ridey

0
waxaa Qabsaday Baraha Bulshada Soodhaweynta Hodan Cabdiraxman oo Hargeysa Dhuulotus Sida Looga Tageero Ku Muujisay Waxaa Jira Dhowr Arimood oo Ka Qeyb Qaatay In...

DEG DEG XASAASI +SAWIRO: Feysal Cali Waraabe iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kulan...

0
DEG DEG + XASAASI: Feysal Cali Waraabe iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah ku dhexmaray Nairobi (Ogow Ujeedka)

Amaro Culus oo la duldhigay Milkiilayaasha Hoteelada Magaalada Hargeysa

0
Maamulka Somaliland ayaa Maanta soo saaray Amaro ku socda maamulada hotelada ku yaalla Magaalada Hargeysa, kaasi oo la xiriira Shirar iyo Xafladaha lagu qabto...

Duuliye waday Diyaarad Rakaab ah oo hawada kujirtay oo Geeriyooday

0
Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Ruushka, laguna magacabo Aeroflot ayaa si degdeg ah u degtay kadib markii mid kamid ah duuliyeyaashii waday diyaaradda...

Caalamka oo aad uga hor yimid Muda kordhintii Golaha Wakiilada Soomaaliland&Xukuumada Muuse Biixi oo...

0
Beesha Caalamka ayaa waxaa ay si weyn u diidday muddo kororsiga ay dhawaan sameeyeen labada aqal ee Baarlamaanka Somaliland. War- saxaadafeed ka soo baxay Beesha...

Wasiir Qarafaan iyo Wefdi uu hogaaminayo oo Dhuusamareeb Gaaray

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug. Safarka Wasiir Sabriye...

Dowlada Federaalka Soomaalia oo katacsiyeesay Askar Faransiis ah oo ku Geeriyootay Shil Gaari oo...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Faransiiska uga tacsiyadeysay geerida 13 Askar oo Faransiis oo ku dhintay Shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Maali, xilli...

Amaro kadhan ah Maamulka Ahlusunna oo Magaalada Dhuusa-mareeb lagu soo rogay

0
  Dowlada Federaalka Soomaalia gaar ahaan laamaha Amaanka Dowlada ayaa waxa ay amar kubixiyeen in aanan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu qaban Karin...

Xisbiga Wadani oo Xaflad u sameeyay Mus,uuliyiin katirsan Xisbiga oo Xabsi laga sii daayay

0
Maamlmo ka hor aye aheed markii Xabsiga ladhigay Mus,uuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaradka ah  ee Wadani ee uu hogaamiyo CabdiRaxmaan Ciro waxaano loo xiray sababo...

Dagaalkii ka socday Gobolka Sanaag oo lajoojiyay iyo Ciidamo badan oo halkaa lageeyay

0
Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in deegaan ay Shalay maleeshiyaad ku dagaalmaeen ay gaareen ciidamo katirsan millateriga soomaaliland iyo odayaasha...

Madaxweynaha Hiir-Shabeelle oo Buula-Burde u tegaya Soo afjarida Khilaaf taagan

0
Madaxweynaha Maamulka Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle Maxamad Cabdi Waare iyo Wefdi balaaran uu hogaaminayo ayaa waxaa lagu wadaa in ay manta gaaraan magaalada Bula-Burde ee...

DAAWO VIDEO: Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa dagaalkii maanta ka dhacay gobolka Sanaag...

0
DAAWO VIDEO: Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa dagaal beeleedkii galabta ka dhacay gobolka Sanaag & Wararkii ugu dambeeyay

DAAWO VIDEO:Fanaankii BK oo UK Iska Dhiibaya Kuna Dacwoodey Arimo Yaab Leh

0
Fannaan Soomaali ah, oo caalamka si weyn looga yaqaanno ayaa muusiga u adeegsanaya inuu dhalinyarada Soomaalida ah ee qurbaha jooga ku xiro dhaqankooda astaanta...

Xildhibaan Fiqi oo Fariin culus udiray Xeer-ilaaliyaha cusub ee Shalay lamagacaabay

0
Xildhibaan Axmad Macalin Fiqi oo Kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia kana tirsan Xildhibaanada Aad u dhaliila Siyaasada Qalafsan ee Farmaajo ayaa waxa uu...

DAAWO VIDEO :Boqor Sugaha Sucuudiga Binu Salman oo dil Askari Ilaaladisa Ka Bad Baaadey

0
Kadib dhimashadii General Abdul-Aziz al-Fagham, oo ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee boqor Salmaan Bin Abdul-Aziz, ayaa waxa isasoo taraya warbixino ku aadan qaabkii uu...

Dagaal Dadbadan ay ku dhinteen oo kadhacay Magaalada Ceerigaabo

0
Dagaal Xoogan oo sababay Dhimasho dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Waqadariya oo dhinaca Waqooyi Beri ka xiga magaalada Ceerigaabo. Dagaalka ayaa waxaa ka...

DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey gaadiidkii dagaalka ee Bososo, Xiisad ka taagan Gaalkacyo, Somali Gumaysti gashay,...

0
Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa daawayaal wararkii ugu dambeeyey ee gaadiidkii dagaalka ee Bososo, Xiisad ka taagan Gaalkacyo, Somali Gumaysti gashay, Xiisadaha ka taagan...

Cumar Finish oo Booqday Guri dumay oo laga helay Maydka Gabar 15-jir ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta markale booqday dhismaha qadiimiga ah ah ee wasaarada arimaha...

Dhulgariir ku dhuftay Dalka Albania

0
Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.4 ayaa ku dhuftay woqooyiga magaalada Tirana ee caasimadda dalka Albania,kaas oo geystay lix dhimasho ah iyo dhaawacyo gaarayua 325 ruux. Dhulgariirkaan...

Dagaal culus oo Gobolka Sanaag kadhacay

0
Wararka laga helayo deegaanka Waqadariya oo dhinaca Waqooyi Beri ka xiga magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal...

Ciidamada Kenya oo lawareegay Amaanka Madaxweyne ku xigeenka Jubalanad

0
  Wararka ina soo gaaraya Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Kenyaan ah oo aad u hubaysan ay Amaankiis la...