Wednesday, July 8, 2020

Monthly Archives: November 2019

DAAWO VIDEO:SIR CULUS Imaraadka oo Puntland Iyo Jubbaland Doonaya Inuu Gooni Uga Jaro Soomaaliya

0
Imaraafka Carabta Ayaa U Balan Qaaday Arin ka Dhan Ah Dowlada Faderalka Isagoo Doonaya Inuu Puntland Iyo Jubbaland Gooni Uga Jaro Faderalka,waxaana lacago badan...

DAAWO VIDEO + XASAASI: ‘‘Muuse Biixi wuxuu ku tumanayaa Sharciga & shacabka Somaliland, lamana...

0
DAAWO VIDEO + XASAASI: ‘‘Muuse Biixi wuxuu ku tumanayaa Sharciga & shacabka Somaliland, lamana aqbali doono‘‘! waxa yiri..

Madaxda Xisbiyada Qaran oo gudbiyay Dacwad ka dhan ah Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Geda...

0
Mdaxda Madasha Xisbiyada Qaran  ayaa waxa ay awar saxaafadeed kazoo saareen Xadf gudgudubyada Ciidamada Itoobiya ay ka geysteen Gobolka Gedo ee dowlad Goboleedka Jubbaland. Madasha...

Xisbiyada UCID iyo WADANI oo qaadacay Go’aankii Golaha Guurtida Soomaaliland

0
Kulan ay usugu yimaadeen Xisbiyada Mucaaradka ee Ucid iyo  Wadani oo ka dhacay Xarunta Xisbiga Wadani ayaa waxaa loogaga Soo horjeestay Guddiga doorashada Soomaaliland...

Maxkamad Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun kuriday Nin Guriceel isku Qarxin rabay

0
Maxkamadda Darajadda 1aad ee Ciidamadda Qalabka Sidda ayaa Maanta Go’aan ka gaartay Kiiska Nin lagu eedeeyay inuu ka tirsnaa Al-shabaab, isla markaana doonayay inuu...

Xubna sare oo katirsan Xisbiga Wadani oo kasoo muuqday Maxkamada Magaalada Hargeysa

0
Aroortii hore ee Saakay ayaa waxaa Maxkamada Magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland lahorgeeyay Mus,uuliyiin katirsan Xisbiga Wadani waxaana  Mus,uuliyiintaa kamid ah Maxkamada lahorgeeyay Xoghayaha...

Axmad Madoobe oo Safar ugu Ambabaxay Dalka Kenya Tan iyo markii dib loo doortay

0
  Hogaamiyaha Maamulka Jubaland Axmad Maxamad Islaam axmad madoobe ayaa waxa uu Saakay Safarkiisii ugu horeeyay tan iyo markiii loo doortay hogaanka Jubaland ugu amabaxay...

Golaha Wakiilada Soomaaliland oo loo sameeyay labo sano oo mudo kordhin ah

0
Kumalan ay manta Magaalada Hargeysa ee Xarantu Maamulka Soomaalilnand ku yeesheen Golaha Guurtida Soomaaliland ayaa waxa ay muda kordhin u sameeyeen Golaha Wakiilada Soomaaliland. Kulanka...

Xoghaye Muhiim ah oo Wadani iska casilay Weerar culusna kuqaaday Madaxda sare ee Wadani

0
Xoghaiyihii Duulista iyo hawada Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Nuuradiin  Diini ayaa waxa uu sheeagy in uu iska casilay Xilkii uu Xisbiga uu u...

C/raxmaan C/Shakuur oo si adag u weeraray Madasha Xisbiyada Qaran&Fahad Yaasiin

0
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kusugan Dalka dibadiisa ayaa waxa uu Weerarkii ugu cuslaa abid ku qaaday Madasha Xisbiyada Qaran oo ay...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo War ka soo saaray toogashadii lagu Dilay Elmaas Elman

0
Dowladda Jabuuti ayaa si adag u cambaareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu...

DAAWO VIDEO Deg Deg Maraykanka oo Muuse Biixi Dignin Culus u Diray Inuu Dowlada...

0
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan oo khamiistii Khudbad ka jeedinayey golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa...

DAAWO VIDEO: Feysal Waraabe ”Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo Aabahay madax kama...

0
DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe ''Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo Aabahay madax kama dhunkan, balse Biixi waan ka dhunkaday''!

DAAWO VIDEO:Sheekh Soomow oo Markii Lajoojiyey Muxaadirada War yaab leh Soo Saaray fariin U...

1
Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada...

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay baajiyeen Qaraxyo Muqdisho kadhici lahaa

0
    Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Tuulax ayaa waxa uu sheegay in Maanta uu Maamulka Gobolka Banaadir Laamihiisa Amaanka ay ka hortageen laba Qarax oo...

Muxaadaradii uu qaban rabay Sheekh Umal oo baaqatay iyo Dowlada oo war kasoo saartay

0
War kasoo baxay Dowlada Soomaalia Gaar ahaan Khadiijo maxamad diiriye oo ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Soomaalia ayaa waxa ay shaaca ka qaaday...

Madaweyne Deni oo shaaca ka qaaday in lasoo afjaray Khilaafkii Hareeyay Maamulkiisa waayihii dambe

0
  Saciid Cabdulaahi Dani Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxa Shacabka Reer Puntland u Sheegay in uu furi doono Pog Cusub oo lagu hagayo siyaasa Maamulka...

Roobab lixad leh oo Gaystay Khaasre kala duwan oo ka da,ay Gobolka Togdheer

0
Waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan Roobab Xoogan oo gaystay Khaasre kaladuwan ayaa waxa ay ka de,een Deegaanka Dhakoole oo hoostaga Degmada qoryaale...

Yuusuf Garaad oo Soo bandhigay qaabka lagu heli karo cidii dishay Almaas Elman

1
Yuusf Garaada Wasiirkii Hore Wasaarada Arimaha Dibada Soomaalia ayaa waxa uu si qata dheer uga hadlay Dilkii isbuucii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho loogu gaystay...

Kulan u dhexeeya Farmaajo iyo Xisbiyada Mucaaradka ah oo Villa Somalia ka dhacaya&Xisbiga wadajir...

0
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda kulan u dhexeeya Madaxda Xisbiyada Dalka Iyo Madaxweyne Farmaajo uu ka dhoco Magaalada Muqdisho Gaar ahan Villa...

Thaabid oo ka hadlay Dilkii Elmaas Elman iyo Khilaafka Culimada Ee Muqdisho ka taagan

0
War ka soo baxay Gudoomiyha Xisbiga awooda Shacabka ahaana Gudoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Thaabid cabdi maxamad ayaa waxaa looga hadlay Dilkii togashada...

Banaanbax ka dhan ah Dowlada Soomaalia oo ka socda Magaalada Muqdisho

0
Wararka inga soo gaaraya Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in banaan-bax xoogan oo Dowlada looga cabnayo uu ka socdo Esoogska...

DAAWI VIDEO XOG SIR AH: Dilka Ilmaas oo Askari Amisom ku cadaaday Baadhitaan &...

0
Arbacadii Lasoo Dhaafay waxaa Lagu Diley Almas Elman xarunta Xalane oo Ah maamul yar oo Gooni oo Ay maamulaan dalalka Shisheeye,Wuna Eg meel Socodka ka...