XOG:Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho& Faah-faahino dagaalkaa laga helayo

Waxaa Warar kaladuwan ay ka soo baxayaan Dagaal xooga oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho Gaar haan Ex-contorool afgooyo Dagaalkaa oo ahaa mid saacada badan socday ayaa waxa uu u dhexeeyay Ciidamada Asluubta Soomaalia iyo Ciidamo Boolis ah oo ilaalo ka hayay wadada u dhexaysa Xamar iyo af gooye oo dhismo uu ku socdo.

Waxaa inta uu Dagaalku socday joogsaday isku socodka Gaadiidka iyo shacabka waxaan hakad uu ku yimid ganacsigii ka socday hareeraha wadad u dhexaysa Muqdisho iyo afgooye.

Ilaa iyo hada waxa aanan la,ogayn khasaaraha ka dhashay dagaalkaa mana jirto wax war ah oo kasoo baxay hay,adaha amaanka Dowlada oo Dagaalkaa dhacay ku aadan.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*