DAAWO:- Coll. Caare oo lagu eedeeyay inuu Xasuuq Arxan Darro ah ka geystay Gobolka Sanaag “Beel Cabanaysa”.

Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka mid kamid ah beelaha dega Gobolka Sanaag isla markaana ka dhacay Deegaanka Yubbe ee Bariga Gobolkaasi ayaa waxay si adag uga hadleen dagaalkii ugu dambeyay ee ka dhacay Gobolkaasi.

Waxgaradka kulanka ka hadlay ayaa waxay sheegeen in dagaalka uu ahaa mid uu soo qaaday Genaraalka gadoodsan ee lagu Mgacaabo Coll.Caare isla markaan uu si bareer ah usoo weeraray beesha degta deegaanka Yubbe.

Cuqaasha iyo waxgaradka kahadlay kulanka ayaa waxay sheegeen in ay ubaahan yihiin Gurmad uga yimaada maamulka Somaliland oo ciidamo la keeno gobolka si beeshu ay uhesho difaac.

HALKAAN KADAAWO

 

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*