DAAWO:- Deg-Deg:- Dagaal toos ah oo hadda kasocda Deegaanka Laascaanood iyo Shacab toos ula dagaalaya Ciidanka.

Wararka ay heleyso shabakadda Marqaannews isla markaana kusoo dhacaya warqabadkeeda ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu qarxay gowr dhaw oo maanta ah.

Dagaalka oo rasaas xoogleh la isku adeegsanayo ayaa waxa uu Goordhow oo maanta ah Ka qarxayDeeganka lasacanood ee dhacayBariga Gobolka Quraxey ee ismaamulka Somalida Ethopia.

Sida wararka ay heleyso Marqaannews ay sheegayaan Dagaalka ayaa too ugu dhaxeeya Shacab hubaysan oo deegaanka ah iyo Ciidamo katirsanLiyuu-Boliska Kilinka shanaad.

Iska Horimaadka Ayaa bilaawday Ka Dib markii Ciidanku Liyuu-policeka ay isku Dayeen in ay Xabsiga Dhigaan Laba Nin oo Dadka Deeganka ah, kuwaas oo aad ay uyaqaanaan Shacabka Deegaanka.

Rasaas ayaa wali ka dhacaysa Gudaha Magaalada inkastoo aysan jirin khasaare lasoo wariyay oo ka dhashay shaqaaqadaasi oo wali taagan.

FAAHFAAHIN DHEERI AH NAGA FILO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here