DAAWO:- Degmo ay Maamulaysay Ahlusunna oo u Gacan Gashay Maamulka Hirshabeele “Wax aan horay udhicin”.

Gudoomiyaha degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Xuseen Salaad Ibraahim ayaa dib ugu laabtay Degmadaasi oo uu baxay dhawaan markii halkaasi uu iska hor imaad ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Ahlusunna iyo ciidamo uu watay Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye.

Gudoomiyaha ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada Matabaan ayaa sheegay in degmadaasi ay ku soo dhaweynayaan Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabeelle uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeengiisa Cali Guudlaawe.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*