DAAWO:- DFS oo Xaqiraad ku sameeysay Qaar kamid ah Beelaha Dega Galmudug “Beel Cabanaysa”.

Kulan magaalada Dhuusamareeb ay ku yeesheen Waxgaradka mid kamid ah beelaha dega Deegaanada Galmudug ayay ku sheegeen in ay cabasho ka yihiin hab dhaqanka wasaaradda arimaha Gudaha iyo Guddiga Dowladda Somalila Farsamada maamul usamaynta Galmudug.

Odayaashaan ayaa waxay sheegeen in la badalay ugaaskoodi isla markaana lagu badalay shaqsi kale oo ay wadato Dowladda Somalia waxaana taasi ay ku tilmaameen in dhibaato ay ka dhalan karto.

Dhinaca kale waxa ay ku baaqeen in wax laga badalo qaabka ay wax kusocdaan hadii kalana ay suuragal tahay in dhibaato laga dhaxlo oo ay adkaato dhismaha Maamulka Galmudug.

HALKAAN KADAAWO

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*