DAAWO:- Duufaan aan Abid la arag iyo Roobab Dabeylo wata oo kusoo wajahan Puntland iyo Somaliland “Digniin Qatar ah”.

Sida ay sheegayaan warbixino cusub oo soo baxay waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay Duufaano xoogan ku dhuftaan meelo kamid ah Dalalka ay marto Badwaynta Hindiya.

Duufaanadaan ayaa waxaa wehliya Roobab xoogan oo dabaylo wata kuwaas oo iyana badankooda ka di’i doona Waqooyiga Somalia ilaa Bariga Itoobiya, waxaana duufaanta ay ku hormaysaa Dalka Madagaskar.

HALKAAN KADAAWO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*