DAAWO:- Gudoomiyaha Gobolka Bari oo udhaartay Nabadoonada Mucaaradsan Deni “Walaahi idiin ka yeeli mayno waxaad wadaan”.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Bari Cabdisamada Abwaan oo ay wajigiisa caro xoogan ay ka muuqatay ayaa waxa uu sheegay in toban nin oo meelo kale laga soo xawilay sida hadalka uu udhigay oo raba in amniga Bosaaso ay qal qalgaliyaan in aysan u dul qaadan doonin oo ay gacan bir ah isaga qaban doonaan.

Gudoomiyaha ayaa ku dhaartay inuu gacan ula tagi doono Odayaasha reer bariga ah ee Kacdoonka ka abaabulaya Boosaaso kuwaas oo uu ku tilmaamay dad dhaqaale kusoo qaatay burburinta Puntland.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*