DAAWO:- Gudoomiye Gobol oo Canaantay Madaxda Villa Somalia “Maxaa ka qaldan Gudoomiyaasha Gobollada Puntland?”.

Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa Madaxda DFS ku canaantay in ay ka gaabiyeen Caawinta Dadka ku dhibaataysan Gobolka Gardafuu, waxaana uu sheegay in DFS ay hor istaagtay Deeqihii Puntland ay heli jirttay isla markaan deeqaha yaal Muqdisho aysan u quurin dadka ku dhibaataysan Gobolka Gardafuu.

Waa Markii ugu horreysay oo uu gudoomiye Gobol toos u canaanto Madaxda Dowlada Somalia waana mid kamid ah Qaladaadka kajira Dalkeena

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Jaahilnimaa haysa, dadkaa aan farahooda kala aqoon ee masuuliyad loo dhiibayo, ma garano shaqada jaranjaradeeda,iyo meesha uu kala xiriiri karo arrimahaas oo kale, markaa wuxuu doonuu ku hadlayaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*