DAAWO:- Jabhadda Dulmidiid oo Duulaan Afar jiho ah ku qaaday Ceerigaabo + Shacabka oo xalay aan Seexan.

Wararka ka imanaya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Caarre ay xalay weerar ku ekeeyeen saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaaladaas.

Weerarka oo dhacay xalay 1:30 daqiiqo ayaa waxaa uu ku billowday qoryaha waaweyn oo laga maqlay saldhigga iyada oo dadka Magaaladana ay ku kaceen weerarka iyo rasaasta la is weydaaranayay.

Ciidanka Somaliland ee ku sugnaa saldhigga ayaa la sheegayaa in ay iska caabib kala hortageen Jabhadda weerarka ku qaadday Saldhigga.

HALKAAN KADAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*