DAAWO:- Madaxda Mucaaradka Somalia oo Bilaabay in ay Gargaraacaan Albaabada Beesha Caalamka ee Muqdisho “Maxaa Cusub”.

Xilli wax kabadan Sanad ay inaga xigto Doorashada Madaxtinimada Somalia ayaa waxaa dhanka kale bilaawday dadaal ay Mucaaradka Somalia kubixinayaa sidii ay ku hakin lahaayeen Damaca Dowladda Hadda Taliso ee ah in ay waqti ku darsato.

Labadii maalin ee lasoo dhaafay Mucaaradka madaxdooda ayaa kulamo gaargaar ah la qaadanayay xubnaha Beesha Caalamka ee Jooga Muqdisho kuwaas oo kala hadlay in laga digtoonaado waqti kororsi dheeraad ah oo ay sameyso Dowladda Hadda Jirta.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*