DAAWO:- Maxaadan ogayn oo Xatooyo ah oo ay Kenya kawadaa Gobolka Gedo? “Qayla-dhaan cusub oo Timid”.

Dowladda Kenya ayaa la ogaaday markale in ay arimo xatooyo ah ka wado qaybo kamid ah Khayraadka Dalka gaar ahaan Xaaluf baahsan oo ay kawado Gobolka Gedo ee Koonfurta Somalia.

Mid kamid ah saraakiisha ciidanka dowladda ee Goboka Gedo laguna magacaabo Korneyl Aadan Rufle ayaa ku eedeeyey dowladda Kenya in xaalufin ba’an ay ka wado gobolka Gedo, isagoona sheegay in ay xaabsaneyso kheyraadka dhulkeeda iyo duur joogta gobolkaasi.

Sidoo kale wuxuu sheegay in haatan 16 Markab oo ay leedahay Kenya haatan ay ku sugan yihiin deegaanka Goob-Weyn ee gobolka Jubbada Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here