DAAWO MUUQAAL DEG DEG Qasaaraha EX Cantrol Agooye Dhimashada 100 Dhaaftay

In ka badan 76 qof ayaa ku dhimatay, qarax saaka ka dhacay magaalada Muqisho, sida ay xaqiijiyeen hay’adaha gurmadka caafimaadka degdegga ah ee Banaadir.

Sidoo kale in ka badan 90 kale ayaa ku dhaawacantay qaraxaas oo ka dhacay isgoys aad u mashquul badan.

Dadka qaraxaas ku dhintay waxaa ka mid ah laba qof oo u dhalatay Turkiga, sida ay xaqiijisay safaaraddooda Muqdisho oo barteeda Twitter-ka ku qortay arrintaas.

Qaraxa ayaa ka dhacay bar koontarool oo ku taalla isgoyska mashquulka badan ee Ex Control.

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa xoo sigatay sarkaal booliiska ka tirsan oo lagu magacaabo Ibraahim Maxamed. “Qaraxu wuxuu ahaa mid weyn, waxaan xaqiijin karaa 20 qof oo rayid ah, dad kale oo badan ayaa ku dhaawacmay,

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com