DAAWO MUUQAAL:Madaxweyne Farmaajo oo u Hanjabey Jemes Swagan Mar kale Dalka Ka Baacinaya Kadib Qorshe Dowlada ka Horyimi.

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf iyo xiisad bilow ah oo ka dhex oogan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, sida ay ogaatay Caasimada Online.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uusan la dhacsaneen dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee uu dalka ka wado James Swan.

Swan ayaa si xowli ah u wada wadatashayada ku aadan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karto, isagoo la qaadanaya masuuliyiinta maamul gobaleedyada, xisbiyada mucaaradka iyo ururada bulshada rayidka, kuwaas oo dhamaantood aan ku aragti aheyn Madaxweyne Farmaajo.

https://youtu.be/Lv5V4jwccrQ

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com