DAAWO MUUQAAL:Wasiiro Soomaliland oo Duleedka Garoowe Gaadhey Iyo Puntland oo Waxba Ka Ogaynba.

Wasiiro ka Socda Maamulka Soomaliland Ayaa Gaahey Deegaano hoos Taga Degmada Tukaraq ee Gobolka Sool,Waxayna Usii Dhaafeen Dhinaca Garoowe Iyo Deegaano kale oo Gobolka Sool Ku yaala,Waxaana Hogaaminayey Wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi Saleeebaan Koore.

Wasiirada Maamulka Soomaliland Ayaa Sidoo Kale Booqday Deegaano Gobolka Sool oo Ay ka mid Tahay Degmada Taleex ee Gobolka Sool,Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaliland Ayaa Sheegay Inuu isbadal ka Muuqdo Tukaraq tan Iyo markii Soomaliland La wareegtey.

Tukaraq Ayaa Maamulka Soomaliland Ka Ariminayaa Mudo Sanado ka Badan tan Iyo markii Dagaal Culus Halkaasi Kula Wareegtey,Puntland Ayaa u Muuqata Inay Tukaraq U Saxeexday Maamulka Soomaliland Isla Markaasina Ana Xataa Ka Hadlayn wasiirada Booqanaya.

Dadka Sool Ayaa U Muuqda Inay ka Quusteen Puntland Inaysan Wax Talaabo Diyaar U Ahayn,Isla Markaasina iimaansadey Dhibaatada Soomaliland Inaysan Cidina Ka Dulqaadayn.

Halkani Muuqaalka Daawo

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*