DAAWO MUUQAAL:Yaab MD Biixi Somaliland Itoobiya la Midoobaysa Anaga Itoobiyaan Wada Dhalanay.

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Ayaa Xaflad Ka Shaaciyey Inay Itoobiya Tahay Qeyb ka Mida Soomaliland,Qofka Itoobiyaankana uusan Soomaliland ku dareemayn Inuu Meel ka baxsan Dalkiisa Joogo.

waxaa Sidoo kale uu Sheegay Inay Midaysan yahiin Soomaliland iyo Itoobiya,gar Ahaana Soomaliland Tahay Inay u Shaqeynayaan Ioobiya Sida uu Sheegay.

Halkani Hoose Video Daawo

https://youtu.be/GOUfvnqVdus

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com