DAAWO:- Puntland oo Gacanta kudhigtay Hub soo galay Xuduudaheeda + Xaguu yimid Xageese loo waday?

Ciidamada Boliska Gobalka Bari Ayaa Howlgal Xoogan Ay Ka Sameeyeen Magalada Bosaaso Ayay Cawa Ku Soo Qabteen Hub Sharcidaro Ah Iyo Cidii Wadatay Howlgalkaan Ayaa Waxaa Hogaaminayay Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari iyo Taliyaha Cidanka Birmadka iyo Saraakiil Kalle.

Howlgalkaan Oo Laga Sameeyay Bartamaha Magalada Bosaaso Ayay Cidamada Boliska Waxay Gadiidka Ka Fiiqayeen Bacaha Madow Oo Puntland Mamnuuc Ka Ah Cidamadan Ayaa Inta Uu Howlgakaan Socday Waxaa Usuura Gashay In Ay Gacanta Ku Dhigaan Gadiid Ay Boliska Ku Raadjoogeen.

Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari G/S Mudane Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Sidoo Kalle Cawa Boqday Saldhigyada Cidamada Boliska Siloo Hubiyo Shaqooyinka Ka Socda Xarumaha Taliska Isagoona Ladardaarmay Cidamada boliska Gobalka Bari Meelwalba Ay Joogaan.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*