DAAWO:- Sh.Umal oo Daalim Dambi wayn galay ku tilmaamay Siyaasi CCWarsame “Warsamoow Alle ulaabo”.

Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Dadka Culimada loo yaqaan kuwooda ugu caansan Somalia ayaa kahadlay Hadalkii buuqa dhaliyay ee uu dhawaan kuhadlay Siyaasiga ugu wayn Mucaaradka Somalia Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Halkaan kadaawo muuqaalka Umal

 

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*