DAAWO:- Sheikh Bashiir Axmed Salaad oo sheegay in la aqbalay Towbad keenkii CCWarsame + Fariin ku wajahan Culimada.

Gudoomiyaha Majmaca Culimada Smaliyeed Sheikh Bashiir Axmed Salaad oo Muuqaal iska soo duubay ayaa kahadlay Hadalkii raali gelinta ahaa ee kasoo yeeray Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame taas oo uu alle cafis ku waydiisanayay.

Sheikh ayaa sheegay in la aqbaly towbad keenkii Siyaasiga isla markaana Culimadu ay hadda raali kuyihiin ficilkiisa dambe, waxaana uu dhinac kale baraarujin usoo jeediyay Guud ahaan siyaasiyiinta gaar ahaan Cabdiraxmaan Cabsihakuur Warsame.

HALKAAN KADAAWO

 

2 COMMENTS

  1. Wala aqbalay ayuu yiri wadad ku sheega ma isga aqbalay mise hadalkisa waxuu ku wangsanay ninkas xadiska beneyay waa tobad keenay .walahi diinta walagu cayaraya waxan moryanta wadada isku shegayo waxay mareysa in iyaga wax cafiyan iyaga ay wax ridiyan mooryan abdiraxman abdishakur ilahay ayaa awoodo inuu cafiyo lkn waxan hubana inuu xadiis qurana beeniyay iskaga rali galinayo 7 naag oo umeel u kireyay

  2. ASC.
    C.Cadishakuurow, haddaad noo malaysay dad aan waxba fahmayn, oo aad ku qaldi karto ereyo AAN xiriin lahayn IYO heel baa ka daymbeeya!!! FARMAAJO waxaan u naqaan XALAAL quute ADIGANA ninkii baddeenni iibsaday. WBT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here