DAAWO:- Siyaasi reer Puntland ah oo Farmaajo iyo Kheyre uga shakisan in ay Dhimirka La’yihiin “Cadeyn baan uhayaa Waalidooda”.

Xaaji Maxamed Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta dhalasho ahaan kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa kahadlay arimo kusaabsan Siyaasadda Guud ee Dalka gaar ahaan qaabka ay ushaqeeyaan Madaxda Dalka.

Siyaasiga ayaa sheegay in Madaxwaynaha Dalka Mudane Farmaajo, Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo Taliyaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ay yihiin saddex nin oo ciil-qaba oo isla markaana uu kaga shakisan yahay in ay qabaan Xanuun uu ugu magac daray Cuqdad Nafsi.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Masuuliyiinta ay ushaqeeyaan sida dad dhimirka la’ isla markaana uu arintaan usababeeynayo baaritaano badan oo uu isaga shaqsi ahaantiisa Sameeyaay kuwaa oo uu ku ogaaday waxa uu kuhadlayo.

HALKAAN KADAAWO

 

 

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*