DAAWO VIDEO DEG DEG:Culimada Hargeysa oo Weerartay Farxiya Kabayare Showgeeda In la Joojiyo Sheegay

Gudiga Wanaag farista Iyo xumaan Reebista Soomaliland Ayaa Baaq kasoo Saaray Showga Farxiya Kabayare oo magaalada Hargeysa Ku Qabanayso,Showga oo caawa Lagu wado Inuu Dhaco.

waxayna Culimadani Hargeysa Sheegteen In la Joojiyo Showga Farxiya Kabayare,waxayna Horay Sidani oo kale Uga Joojiyeen fanaanin Kale oo Soomali Ah.

Halkani Riix Video Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here