DAAWO VIDEO DEG DEG:Madaxweyne Farmaajo Iyo RW Khayre oo Codsaday 5 Sano In Loogu Daro Xiligooda..

Khadiijo Diiriye iyo madaxweyne Farmaajo oo codsaday in shan sano loogu daro, si ay ku soo ogaadaan federaalka ay Soomaali qaadatay.

Wasiirkii afarta sano xilka haysey ayaa maanta umadda Soomaaliyeed ka hor leh Federaalkee qaadanay, soo taasi macnaheedu maaha fashil iyo in kooxdan wada heesaysa ay iska tagaan

. Mucaaradka diidan in Soomaaliya lagu maamul hab Federaal ah , had iyo jeed waxay yiraahdaan Federaalkee ayne qaadanay iyaga oo diidmadooda marmarsiiyo uga dhiganaya

Video

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye“Mudo korosi horay u dhacday daruufta haday keentana waa la kororsanayaa”

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye“Mudo korosi horay u dhacday daruufta haday keentana waa la kororsanayaa”

Posted by SBC Somali TV on Tuesday, December 10, 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here