DAAWO VIDEO: Qaabka Hurada Fican Aad Ku heli karto habeenkii Haday Ugu Yar tahay.

Dhagayso Quraanka Ama muxaadiro Ilaa Aad dareento Naxarista Diiniga Ah oo ka Tir Tiraysa hadii uu Ku haystey Wal wal Ama Sheeko Aad Ku fakarayso Dhanka Noloshada,waxaadna Helaysa Qalbigaga Inuu Dego Sheekada naftadana baxdo.

Quraanka waxaad Si gaar U Dhagaysan kartaa Ayad Kursiga oo Aad ku celceliso Ilaa 10 Jeer.

Balse Dadku isku Mid Maaha waxaa Kale oo Dadka Qaar Dhanka Quraanka Ku Hurdoodaan.

Dami Telefonkaga Saacada Ugu danbeysa Aad dareento hurda Inay Ku hayso Sababto Ah telefoonka oo aad Isticmaasho inka Badan 20 daqiiqo waxay Ka Kaxaynaysaa Huradada.

iskuday Inaad Aroorti Soo Kacdo Xili Macquul oo Aadan Duhur Hurada Ku gaadhin.

 

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*