DAAWO VIDEO SIR:Muuse Biixi oo Midnimada Soomaliya Doonaya lakiin Shacabkiisaa Si uu Ugu Sheego Garan waayey

Mudo Badan Ayaa Siyaasin la Magacabay Hargeysa Iyo muqdisho Kulmayeen Xalna keeni waayeen wada Hadalada Dowlada Faderalka Iyo Soomaaliland.

Balse waxaa Jira Qodobo Looga Baahnaa Gudiga Wada Hadalada Dowlada Faderalka Magacowdo.
waxaa Dad badani qabaan Inay Ficnayd Gudiga Arimaha Wada hadalada Inay Noqdaan Gudi Bulshada Rayidka Ka Socda Iyo dhaqanka isla Markaasina tagi karaya Hargeysa Sidoo Kale Gudi Somaliland Ka Socda oo tagi karaya.

Halkani Video Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here