DAAWO VIDEO Waraysi LIVE DEG DEG Qasaraha Weerarka SYL Xildhibaano Ku Waxyeeloo Bey.

Laba kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday ayaa lagu dilay gudaha hotel SYL, sidaas waxaa iixaqiijiyey saraakiil katirsan laamaha ammaanka ee dowladda.

Koox qoryo iyo banbaanooyinka gacanta ku hubaysan ayaa gudaha ugalay Hotel SYL oo madaxtooyadda Soomaaliya kasoo horjeeda.

Halkani Hoose ka Daawo

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com