DAAWO VIDEO YAAB LEH:Muuse Biixi oo markii Ugu Horeyey Sheegay Midnmada Somaaliya Iyo Somaliland Fican tahay,Lakiin Ku Taliyey Inay Soomaliya Ku Midowdo Somaliland Magac Asal Ah”

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland muuse Biixi Cabdi Ayaa Markii Ugu Horeeyey Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Midnimada Soomaliland Iyo Dowlada Faderalka Soomaaliya Inay Midoobaan,Muuse Biixi Ayaa Shir Jaraa’id Ku Dulqabtay Xabaalo uu Sheegay Inay Yahiin dagaalkii SNM Iyo Dowladii Dhexe.

Muuse Biixi Ayaa Ka Hadlay Inay Madaxda Soomaliland ku Dhaartaan ”Somaliland Waa Muqadis,Halka Madaxda Soomaaliya Ku Dhaartaan Midnimada Soomaaliya Waa Lama Taabtaan Balse Wuxuu Intaasi Ku Daray In Waxa Hortaagan Labada Dhinac tahay Kitaabkaasi Iyo Labada Dhinac Cida Nataasulaysa Siduu Sheegay.

”Madaxda Soomaaliya Waxay Ku Dhaartaan Midnimada Soomaaliya Qaa Muqadas ,Soomaliland Madaxdeedana Waxay ku Dhaartaan Soomaliland Waa Muqadas oo Labaduba Kitaabka Ku Dhaartaan,Hadaba Taasi weeye Mida Hortaagan Sidee Looga Gudbayaa Waa Arin kale”Ayuu Yiri Muuse Biixi.

halkani Riix Video Muuse Biixi

Midinmadii Soomaaliya waxay Soomaaliya Noo Aqoon san yahiin inay Xornimada Hor qaadatay Soomaliland Kadibna Aanu gayney Calanka Iyo midnimada,Waxayna Soomaliya ku Doodayaan Soomaliland midnimada Hakusoo Biirto,Anigii Hooyada Ahaa ee Asalka Soomaaliya Ahaa In lay Rogto Sidee U Ogolaanaya Ayuu Inataasi Kusii Daray.

”Midnimada Way Fican tahay waanu wada Ognahay Lakiin Sidee Ayey Ku imaanaysaa Ayuu Intaasi Kusii daray”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here