DAAWO VIDEO:Buuhoodle Xayawaan Khatar Weyn Galiyey Magaalada Iyo Guud Ahaan Gobolka Cayn.

Cayayaanka Ayaxa Ayaa Faro Kulul Ku Qaaday Dhul Daaqsimeedka Gobolka Cayn Iyo Guud Ahaan Magaalooyinka Hoostaga Buuhoodle,Iyagoona Siweyn Looga Dareemay Ayaxanu oo Kii Ugu Faraha Badnaa Gobolkaasi lagu Arko yahay.

Ayaxa Ayaa Ku Degaya Guud Ahaan Dhulka Daaqa Xoolaha oo Daqiiqado Gudahooda uu Ku Dhamaynayo Dhulka Iyo Daaqa Xoolaha Gobolka Cayn,Muuqaalo laga Soo Duubay Ayaa Muujinaya.

Halkani Hoose Muuqaalka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here