DAAWO VIDEO:Caalamka Muxuu Ka Yiri Xasan Daahir Weys Telefoon Xabsi Ku Dhex Isticmaalo Iyo Live Kiisa Facebook

Ilaa Hada waxaa Muran badan ka taagan yahay Inuu Hogaamiyahii Kooxda Xisbul islaam xasan daahir Aweys uu Tlefoon Live Uga Isticmaalayo Xabsi,Iyadoona Loo haysto Arimo waaweyn oo Argagixiso Salka Ku haya.

hadaba caalamka Muxuu ka Qabaa Arintani Xasan daahir Aweys Iyo waliba Qaabka uu U Nool yahay,Xili Xabsi Guri yahay,Sidoo kale uu lanool yahay Qoyskiisa Halkaasi.

Halkani Hoose Muuqaal ka Daawo

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here