DAAWO VIDEO:Ciidanka Buuhoodle oo wacad Ku Maray Muuse Biixi Nabad Ku Degananayn Guri Moorgan Hargeysa Sanaag Dagaal Ka Dhacayn.

Saraakiisha Difaaca Ciidamada Buuhoodle Ayaa fariin Ugu Adkayd U Diray Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi cabdi Iyo Taliskiisa,waxayna Shir Jaraa’id Ku Qabteen Duleedka Magaalada Buuhoodle Kaga Dhawaaqeen Dagaal.

Saraakiishani Ayaa Sheegay Inuusan Muuse Biixi Nabad Ku Degananayn Guriga Moorgan ee Hargeysa,Sidoo kale Sool Iyo sanaag Aysan dagaal uu Soo Abaabuley Uga Dhacayn,waxayna wacad ku mareen Inay Hargeysa Isku Arki Doonaan.

“Muuse Biixi waxaanu u Sheegaynaa Inuusan Guriga Moorgan Degananayn Hargeysa dagaalna Uusan Uga Ridayn Sanaag Iyo ceel-Afweyn,waxaan isku Arkayna Madaxtooyada Hargeysa Labadeena Keena Adkaada halkaasi Ayaan isku Arkaynaa”Ayey Sheegeen Ciidamada.

Halkani Riix Video Muuqaalka Ciidanka

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*