
Warbaahinta Maraykanka Ayaa Ku Dhaliilay Inay Ilhaan Cumar Muujinayso Inay Soomaaliya Matasho oo Wakiil U Tahay,Gar Ahaana Congresska Maraykanka Ka Wado Qorshe Soomaliland Ku Cadaadinayso In Lagu Qasbo Go’aanka Gooni isku Taaga Inay kasoo Dabcaan.
Ilhaan Cumar Ayaa Sheegtay Inay Amin san tahay Inay Tahay Qof Difaacaysa Qadiyada Soomaaliya Maraykanka uu Yahay Dalkeeda Labaad Balse dalkeeda Koowaad uu yahay Soomaaliya.
Xildhibaan Ilhaan Cumar Ayaa Bilka Hor waxay Ahayd Gabadhii Soomaaliyeeed Ugu Horeyey oo Xil ka Haysa Reer Galbeedka Kana Damqatay Dhibaatada Fatahada Balad weyne oo Lacago Ugu Deeqday.
Xildhibaan Ilhaan Cumar Ayaa Sheegtay Inay Difaacdo Dhibaatada Bini’adanimada Iyo Xuquuqda Musliminta Meel Kasta Ay Joogaan Gar Ahaana Magaca Soomaaliyeed.