DAAWO VIDEO:DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo Degey Qorshe 2020 Kusoo Labanayo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Iyo Xisbigiisa Nabad Iyo nolol Ayaa dagaal ugu Jira Inay Soomaaliya Ka Dhacdo Doorasho Shacabka wax Soo doortaan Soomaaliya .

Qorshahani oo nabad Iyo Nolol Aamin san tahay Inay tahay Qaabka Madaxweyne Farmaajo uu kusoo laaban karayo madama Horay caado U tahay Doorashada Soomaaliya Inaysan barlamaanka Soo Dooran Madaxweyne Dalka Soo Xukumayey.

Waxaana Dhanka Kale Mucaaradka Doonayaan Inaysan Dhacin Doorasho Qof Iyo Cod Ah ,Iyagoo dhankooda Aamin san Inay tahay Fursada kaliya ee Farmaajo kusoo laaban karayo.

Halkani Hoos Ka Daawo

Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa Sheegtay Inay Doonayso Dorasho Maamulada Dhamaantooda Uga Dhacayso Doorasho dadka Shacabka Iyo In Ka Hor doorashada Faderalka Maamulka Galmudug La Dhamaystiro.

Dhanka Kale Puntland Iyo jubbaland Ayaa Iyagana Hortaagan Inay Dhacdo Doorasho Dadka Shacabka Iyagoo Doonaya Inuusan mar kale Farmaajo Soo laaban,Puntland iyo Jubbaland Ayaa Khilaafkii Ugu Adkaa Dowlada Faderalka kala Dhaxaysa.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com