DAAWO VIDEO:Fanaanad Naiira Nayruus oo Iyadoo Hargeysa Joogta Hees Midnimo Soomaliya Soo Qaaday Iyo Somaliland oo Amartay In La Xiro

Hees Qal Qal Galisay Dhamaan Shacabka Reer Somaliland Oo Goordhaw Soobaxday Iyo Waziirka Arimaha Sportska Iyo Suugaanta Oo Amar Buuxdo Kasoo Saaray Heestan Fanaanada Nadiira Nayruus Oo Cabsi gaar Ah Gashay Maadaama Ay Xamar Kasoo Jeedo Haatana Ay Ku Sugan Tahay Magaalada Hargeysa.

Sido Kale Sir Doonka hargeysa Oo Cafiiska Warqabashada Kasoo Saaray Go,aan Wadanka Looga Masaafurinayo Fanaanada Nadiira Nayruus Maadaama Ay Dhibaato Midaani Kaweyn U Keeni Karto Hadiiba Hada Ay Heeso Guubaabo Ah Masraxa Lasoo Fuushay Waxaana Gabi Ahaan Laga Mamnuucay Heestan In Laga Dhageesto Deegaanada Somaliland.

Halkani Hoose Ka Daawo Video

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*