DAAWO VIDEO:Faysal cali Waraabe oo Dhaga Hadal Ku Diley Cali Khaliif Hortiisa”Maamul Goboleed Ma samayn karo”

Faysal Cali Waraabe Ayaa Weerar Ku Qaaday Muuse Biixi cabdi Inuu Isaga Khatarta Ugu Weyn ee Soomaliland haysata yahay,waxaana Sidoo kale uu Ku Dhaga Hadlay Dr Cali Khaliif oo Fadhiyey Goobta oo uu ku Tilmaamay Inuusan maamul goboleed Samayn karayn Sool,sanaag Iyo Cayn.

Waxaa uu Sheegay Faysal cali waraabe Inay Soomaliland Khatar Ku yahiin madaxda Xilka haysa,Madaxda Ku Shiraya Adis Sababa Ayuu Sidoo kale eedayn Ujeediyey.

Cali khaliif oo Looga Bartay Inuu U jawaabo Cida Hadal Ku Weerarta Ayaa u Muuqda Inay Awooda Laga Siibey isla Markaasina uusan u jawaabin hadalka faysal cali waraabe.

Soomaliland Ayaa Diidey Inuu Cali khaliif Soomaliland Dhexdeeda Loogu Yeedho madaxweynaha Khaatumo,Xili hore uu Ugu dacwoon Jirey Soomaliland Ayaa Maamulkayga Aqoon satay.

Halkani Riix Muuqaalka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here