DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe”waxaanu U Xiisnay Siyaad Bare Madaxtoyadu sameyey Mooye Dhisan Weyney Mid kale

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay xilligan ka jiraan dhibaatooyin kala duwan oo xaga nadaafada ah, oo aan wax laga qaban tan iyo dowladdii Maxamed Siyaad Barre.

Waxaa uu sheegay in guryo waa weyn oo Hargeysa laga dhisay xilligii dolwaddii Maxamed Siyaad Barre ay weli taagan yihiin, ayada oo aan wax dayactir ah lagu sameyn, ayada oo madaxda Somaliland muddo 28 sano ah ay dhisi waayeen gurayahaas oo kale

 

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com