DAAWO VIDEO:Kacdoon Shacab oo Ka Dhan Ah Muuse Biixi oo Laga Cabsi Qabo Soomaliland,Mudaharaadyo Lagu Diidan yahay.

Deegaano Soomaliland Waxaa Ka Dhacay banaan baxyo xoogan oo lagu diidan yahay Xadhiga Xoghayaha Xisbiga UCID Gar Ahaana Deegaanada Shiikh Iyo meelo kale,waxayna Ku baaqeen In Deg Deg Muuse Biixi usii daayo.

Sidoo kale Xisbiga UCID Ayaa Isaguna Waxaa uu Ku baaqay banaan baxyo magaalada hargeysa oo Lagu diidan yahay Muuse Biixi cabdi Iyo xadhiga Xoghayaha Xisbigooda oo Hargeysa Lagu Xidhay.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

[wp_ad_camp_1]

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Somaliland maaha wadan wax lagu doorto 4.5 doorasho dimoqradiya oon Afria iyo Carab ka dhicin ayaa ka dhacda ISHA BUADEEDA ayaa wax lagu kala saaraa xataa faraha in la iska qaado way ka saraysaaa markaa qofkii mudaharaad dhigaa waa cid aragtideeda sheegtay laakinse sharciga ayaa ka sareeya marka waqtigiisu dhamaado madexweynaha ayuu tegayaa.

Comments are closed.