DAAWO VIDEO:Madaxweyne Erdogan oo ka Xanaaqay NATO Yurubna Cuna Qabatayn Aysan Filayn Ugu Hanjabey

Turkiga Ayaa isku Dayaya Inuu Awoodisa Adeegsado Reer Yurub Iyo Maraykanka Laftiisa,waxaana Turkiga Jeedinayaa Inay Soconayso Dhamaan rabitaankiisa ee Ku Aadan Kooxda Kurdiyinta In lagu daro Kooxo Argagixiso Ah.

Arintaasi oo Loo Arko Inay tahay Awood Turkiga Laftiisa Ka Bad Badinayo Iyadoona la Ogyahay Inuusan maraykanka samayn karin Wax Ka Weyn Intii uu Turkiga U sameeyey ee Aqbalida Xadka Xasiloon,taasi oo Abuurtay In Trump Dalkiisa Looga Hanjabo.

Xiisada Ugu Xumayd Ayaa Ka Dhex Aloosan NATO ,Turkiga Iyo faransiiska,waxaana Madaxweyne Erdogaan Aad Uga Xanaaqijiyey Madaxweynaha faransiiska oo sababtay In Safiirka Turkiga ee Faransiiska Loo Yeedho hadalo uu Madaxweyne Erdogan Ku Weeraray darteeda.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*