DAAWO VIDEO:Qosol Beesha Calamka Ku hanjabey Muse Bixi Dhaqalaha Ka Jarayan Farmaajo Kasoo Xiray Albaabada

Meesha Caalamka Ayaa Dignin Culus  U Dirtay Muuse Biixi Cabdi Inuu Ilaaliyo Sharciga Doorashana Qabto hadii uu qaban waayana Dhaqaalaha Ay ka Goynayaan,kadib Kulamo labada Maalin ee lasoo Dhaafay uu la Yeeshay Muuse Biixi Beesha Calamka.

Muuse biixi Ayaa Hada Halka Albaab ee u Furan waxaa uu yahay dalka Imaraadka oo kaliya halka calamka Inta Kale kasoo Xidhay Dowlada Faderalka Soomaaliya.

Halkani Hoose Video ka Daawo

 

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com