DAAWO VIDEO:Sidee Fadeexada iska Tiri kara CC Shakuur Muqdisho U Sheegay In lagu Dilayo.

Marka Dib Loo Eego Eeda Cabdiraxman cabdishakuur Maaha oo kaliya Inuu Xadiisyo beeniyey Balse Waa Inuu Dalka Soomaaliya oo dal islaam Ah uu Tusaale Uga Meel Dhigay dalka Jarmalka o Haweeney Xukunto.

Eediisana Waxaa Sal Looga Dhigayaa Inuusan waayin Dal Kale oo Tusaale usoo Qaato oo Islaam Ah Sida Soomaaliya Si Ay Ugu Qurux bataan Tusaalaha uu Bixinayo

Cabdiraxman Cabdishakuur Ayaa Muujinaya Culayska uu kala Kulmay Arintaasi Durba Wuxuuna Dusha Ka saaray Inay Dowlada Faderalka Ka Danbeysey Xasan Daahir Aweys oo xabsi Dhexdiisa Ka Galaysiiyey Ficiladiisa.

Hoos Warbixin ka Daawo

Balse xasan daahir Ayaana Ahayn Muuqaalkiisa Markii ugu Horeeyey oo usoo Duubo,Horayna Arimo Sanbalooshe Ka Mid Tahay Ayuu ka Hadlay Taasi oo Ana Muujinayn In Villa Soomaaliya hadalka U Dhiibtey.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*