
Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay in ay wax ka bedesho hannaanka ay ku xaqiijinayso amniga magaalada, haddii ay Shabaabku bedeleen qorshayaashoodii weerarada.
Khubarada ayaa kuu sheegaya in weerarkan laga baran karo sida uu uga khasaaro yar yahay weeraradii kale ee hoteelada lagu bartilmaameedsan jiray, sababo ku aadan weerarka oo aan is qarxin ku bilaaban, inkastoo ay qabaan in laamaha amniga ay qarinayaan khasaaraha dhabta ah ee uu weerarkaasi gaystay.
https://youtu.be/uwCmxR0PED4