DAAWO VIDEO:Wasiir Soomaliland oo Runta Sheegay”Hadii Soomaliland Laga Baxo Cid Taqaan Somaliland Ma Jirto”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaliland Ayaa maanta Gaadhey Hargeysa ,Waxaana uu ka Waramay is Qab qabsiga Siyaasada ee Xisbiyada Maamulkaasi oo uu ku Tilmaamay Kuwo Howlo ka Weyn Looga Baahnaa Halka Iyagu Wakhtiga Isku Luminayaan.

Siciid Sulub Maxamed Ayaa Sheegay In Soomaliland Ana Laga Aqoon Geedkaasi hadii soomaliland Laga Baxo lakiin Been laysku Sheegayo,Soomaliland Hada Howl bay u bahan tahay.

Halkani Riix Video Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here