DAAWO VIDEO:Wareysi Full Sheekh Mustafe oo ka Sheekeyey Xarigii Dowlada Siyaab Bare

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun wuxuu ka mid yahay ka qeyb galeyaasha Kulanka Culumada Soomaaliya, oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna markii ugu horreysay madashaas uga hadlay taariikh nololeedkiisa.

Mu’tamarka uu ka qeybgalayay waxaa ka qeybgalay 12 culimo oo Soomali ah oo ay ka mid yihiin Sheekh cabdirashiid Sheekh Cali Suufi iyo Sheekh maxamed Idiris.

Wuxuu Nairobi ka socday 14 illaa 16-kii bishan December kaas oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen dhageystayaal badan oo su’aalo weydiiyay culimada.

https://youtu.be/5wEd-vO1AAg

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com