DAAWO:- Wasaaradda Deegaanka Puntland oo Shacabka la wadaagtay Cabsida ay ka qabto Roobabka la filayo inay Da’aan

Agaasimaha Waaxda qorshayta Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Maxamed warsame oo Waraysi gaar ah aanu la yeelanay ayaa sheegay in Seddexda maalin ee soo socota Puntland ay kusoo wajahan yihiin Dabaylo iyo Roobab wada socda kuwaas oo dhibaatooyin waawayn gaysan kara.

Agaasimaha ayaa tilmaamay meelaha ugu badan ee laga baqayo in ay Duufaantu ku dhifato kuwaas oo kamid ah deegaanada Xeebaha Saaran gaar ahaan Badwaynta Hindiya.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*