DAAWO:- Wasiir Abgaal “Masiirka Puntland waxba uma dhimi Karo Oday meel ka hadlay iyo nin Xanaaqsan oo uu Maseer hayo”

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Xasan Shire Abgaal oo maanta shir Jaraa’id qabtay ayaa si adag uweeraray siyaasiyiinta saluugsan habka shaqo ee Wasaaradiisa iyo siyaasadda ay ku socoto xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxwayne Deni.

Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan dad diidan hormarka Puntland Kuwaasna ay udirayaan fariin ah inay ka waantoobaan dhaleecaanta aan cadeynta wadan ee ay ujeediyanayaan wasaaradiisa.

“Hashu markay Maqaarka diidayso meelo daloolay ka fiirisaa Masuuliyada Puntland marba cid baa masuul ka ah Oday meel ka hadlay iyo nin xanaaqsan waxba laga waydin mayo ” ayuu Yuru Wasiir Abgaal.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*