DAAWO:- Xildhibaan Fiqi oo Su’aal kanixisay Wasiir Oomaar ku waydiiyay kulankii Baarlamaanka ee Maanta ‘Maxaad Kismaayo utagi wayday?”.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka ah ee Somalia Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa su’aalo adag laga weydiiyay arrimo ku saabsan xayiraadii diyaaradaha rayidka ee Kismaayo iyo tii Madaxweynayaashii hore ee dalka.

Mar Wasiirka la weydiiyay su’aal aheyd in Kismaayo in uu tago looga joojiyay darteed uu u soos aaray go’aan uu ku xayirayo diyaarada, ayuu arrintaas waxba kama jiraan ku tilmaamay, isagoo caddeeyay in si iskiis ah uga joogay Kismaayo.

Sua’aalahaas ayaa waxaa wasiirka waydiiyay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah xildhibaanada Mucaaradka ah ee katirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia.

HALKAAN KADAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here